✨ Fadhi Qurux Badan oo Dhameystiran – Ku Habboon Guri Casri ah ✨
Waxaan kuu haynaa fadhiga set dhameystiran oo ka kooban 4 fadhi:
🛋️ 2 fadhi dheer
🪑 2 fadhi yar yar
Dhamaan fadhiyadu waa isku naqshad, isku midab, kuna shaqeysan tayo sare. Waxay leeyihiin naqshad casri ah, jilicsan (soft), isla markaana aad ugu raaxo badan fadhiinta.
🎨 Midabka fadhiga iyo rooguba waa isku jaanqaad, taasoo siinaysa gurigaaga ama xafiiskaaga bilic, qurux iyo nidaam dhammeystiran.
🏠 Ku habboon:
Guryaha
Martida
Xafiisyada
Guryaha aroosyada
💰 Qiimo jaban + tayo sare
⏳ Fursad ha kaa dhaafin – soo carar ka hor inta aan lagaa hor qaadin!