CANEZA GOLD PERFUME
Caneza Gold waa cadar leh udgoon qurux badan, soo jiidasho leh, isla markaana isku dara udgoon macaan, ubaxyo iyo Vanilla. Waa cadar ku habboon qofka jecel caraf raaga oo xarrago leh.
Caneza Gold – Udgoon iyo xarrago isku darsamay!