Differential assembly (Difaansaal) fiican oo diyaar u ah ku xidhid. Teeth/gears oo dhan waa kuwo badbaado ah oo aan lahayn wax jab ama dhibaato ah. Waxaa loogu talagalay gaadiidka isticmaala difaansaalka. Waxaa lagala soo xidhiidhi karaa nambarka la siiyay.